Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 20 Hal qof (1) ayaa laga helay xanuunka, Halkan qof waa somalilander . Bukaankan waa nin. Da’da Bukaankan cusub waxa ay u dhaxaysaa

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 20

Hal qof (1) ayaa laga helay xanuunka, Halkan qof waa somalilander . Bukaankan waa nin.
Da’da Bukaankan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(30jir ilaa 39jir = 1 qof)

Bukaankan waxa uu degan yahay Hargeysa

Waxaa xanuunka ka bogsaday 3 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo Kow iyo Lixdan (161)

#Facebook
https://www.facebook.com/Wasaaradda-Horumarinta-Caafimaadka-JSL-103133851197165/

#Website
https://somalilandcovid19.com/

#Twitter
https://twitter.com/SomalilandMoco

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL

Advertisement

Ku Xayeysiiso