Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 34. Sadex qof (3) ayaa laga helay xanuunka, 2 qof waa somalilanders iyo 1 qof oo ajaanib ah.. Bukaanadan 2 qof waa rag, 1 qofna waa dumar.

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 34. Sadex qof (3) ayaa laga helay xanuunka, 2 qof waa somalilanders iyo 1 qof oo ajaanib ah.. Bukaanadan 2 qof waa rag, 1 qofna waa dumar.

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:
(20jir ilaa 29jir = 2 qof)
(50jir ilaa 59jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeisa 2 qof iyo Berbera oo ah 1 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 2 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo Sideed iyo Konton (158).

Advertisement

Ku Xayeysiiso