Reer Booramow Runban Idin sheegayaayee Hadad Maqashaan Somaliya Ayaa Somaliland Rabta In Ay La Midowdo, Somalia Waxay Rabtaa Waa Beeshe dhexe Oo Kaliya Ee Sidaa U Ogaada”

“Reer Booramow Runban Idin sheegayaayee Hadad Maqashaan Somaliya Ayaa Somaliland Rabta In Ay La Midowdo, Somalia Waxay Rabtaa Waa Beeshe dhexe Oo Kaliya Ee Sidaa U Ogaada”

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Boorama Ka Hadlayay Xaflada 26 Ayaa Yidhi Sidaasi
Khadar Quule

Advertisement

Ku Xayeysiiso