madaxweyne ordugaan o si ba an u weerarey ciidamada masare ee la keenaayo liibiya sheegeyna iney lamid yiin sidii robitka oo…

Erdogan: Ciidanka Masar wax matalaan majirto wax caqabad ah oo ay noo geysanayaana majirto xaga Libya, hadii ay naga hor istaagaan, markaas waxaan ku dhaheynaa magaca Ilaahay waan sii wadi doonnaa xoreynta Liibiya,

ciidanka Masar lama dagaallamayo caqiidadiisa mana difaaci doono diintiisa ama dalkiisa, waana sababtaas sababta ay Itoobiya ugu gacansareyso Masar isla markaana ka goysay qaybtii ugu muhiimsaneyd nolosha ee waniga niil . Ha soogalaan Ciidankan ka socda sidii robot oo kale !!

Advertisement

Ku Xayeysiiso