Maamulada Degmooyinka Sallaxley, Darroor iyo Awaarre Ee Somaliland iyo Itoobiya oo kulan ku yeeshay Deegaanka Xuduudda ah ee Ina guuxaa.

Maamulada Degmooyinka Sallaxley, Darroor iyo Awaarre Ee Somaliland iyo Itoobiya oo kulan ku yeeshay Deegaanka Xuduudda ah ee Ina guuxaa.

Kulankaas ayaa lagaga hadlayay arrimaha iskaashiga iyo horumarinta deegaanadaas.
Waxana ka qayb galay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo masuuliyiin kale.

Advertisement

Ku Xayeysiiso