Raffia Arshad waa garsoorahii xijaab xirtey ee ugu horeeyey taariikhda dalka Mareykanka.

Raffia Arshad waa garsooraha xijaabka xirtay ee ee ugu horeeyey taariikhda dalka Mareykanka.

Raffia arshad waxey sheegtey in Qoyskeygu igu yidhi inaan xijaabkeyga ka bixiyo madaa moon la ogoley sharci ahaan deeq-waxbarasho, haddii kale waxay yareyn doontaa fursadaha xulashadayda.

Taasi waxay ahayd arin igu adkaatey inaan nixiyo xijaankeyga waana . Halis aan u basheedhey markaan diidey taladii qoyskeyga waxaanan qaadtey go’aan inaan xijaabka bixin.

Kaliya looma xusin deeqda-waxbarasho ee dugsi sharciga ah, laakiin maanta kadib 17 sano oo waayo-aragnimo xagga sharciga ah ah, waxaa laygu magacaabay garsooraha hoobaad ee xijaabka xiran ee dalka Mareykanka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso