Madaxweyne kuxigeenkii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Aadan faarax ayaa loo doortay inuu noqdo gudoomiyaha Golaha fadaraalka itobiya kaasoo badalaaya badalaya gudoomiyihii hore Keria Ibrahim oo iscasilay Isniintii

Madaxweyne kuxigeenkii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Aadan faarax ayaa loo doortay inuu noqdo gudoomiyaha Golaha fadaraalka itobiya kaasoo badalaaya badalaya gudoomiyihii hore Keria Ibrahim oo iscasilay Isniintii.

Maxamed Rashiid (sawirka 3aad), kuxigeenka ilaa maanta oo isaguna kasoo jeeda gobolka Soomaalida, ayaa is casilay isagoo sheegay inuu doonayo inuu siiyo booska walaalkii.aadan faarax madaxweynii horee deegaanka somalid

Sidoobkalena Etsegenet Mengitu waxaa loo dhaarinayaa gudoomiye ku xigeenka.

waxay kaloo lansixisay dib-u-dhigga shacabka Itoobiyan & Tirakoobka Guriyeynta, oo horeyba dib loogu dhigay laba jeer, waxayna tiri tirakoobka in lagu qaban doono 2 sano kadib markii COVID19 la yareeyay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso