Dadka Xumaanta fidinayaa hanaga daayaan baanu leenahay ilaahay haka baqdaan”.waa qaar kamida Qoyska beerta Isha gobkale ee Loo dalxiis tago

“Dadka Xumaanta fidinayaa hanaga daayaan baanu leenahay ilaahay haka baqdaan”.

Mulkiileyaasha Beeraha dalxiiska Isha Gobka ee Koonfurta magaalada Hargeysa oo ka warama Xaqiiqada ka jirta Isha Gobka iyo dadka dalxiiska u yimaadda.

Geesta kale gudida wanaagsan faridda iyo xumaan reebidda iyo qaar kamid dhalinyarada u dalxiis tagga Isha Gobka ayaa ka waramay xaaladda halkaas iyo dadka yimaadda.

Advertisement

Ku Xayeysiiso