Somali loo dhaariyey afhayeenka aqalka saree fadaraalka itobiya

Maxamada saree itobiya oo maanta u dhaarisey maxamed rashiid xaaji inuu noqdo afhayeenka aqalkasaree fadaraalakb itoobiya kadib markey is kacasishey kheyriya ibraahim oo kasoo jeedey gobolka tigtey

Maxamed rashiid xaaji ayaa kasoo jooda qoomiyada somalida itoobiya waana markii u horeysey taariikhda itoobiya ee qoomiyada somalidu gaadho mansab ilaa afhayeen barlamaan

Advertisement

Ku Xayeysiiso