Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 83 Sagaal iyo toban qof (19) ayaa laga helay xanuunka, 19kuba waa Somalilander. Bukaanadan 12 qof waa rag, 7 qofna waa dumar

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 83
Sagaal iyo toban qof (19) ayaa laga helay xanuunka, 19kuba waa Somalilander. Bukaanadan 12 qof waa rag, 7 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 9 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(40jir ilaa 49jir = 3 qof)
(50jir ilaa 59jir = 1 qof)
(60jir ilaa 69jir = 1 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 18 qof iyo Gabiley oo ah 1 qof

Waxaa xanuunka ka bogsaday 9 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Sadex iyo Todobatan (73)

Waxaa geeriyooday hal qof oo rag ah oo deganaa Burco, da’diisuna ahayd 52 jirtaasi oo ka dhigaysa tirada dadka xanuunkan u dhimatay dalkeena Shan iyo Labatan (25)

Advertisement

Ku Xayeysiiso