Ciidamada dowlada dalka Liibiya ayaa ku dhawaaqay iney dhulka soo dhigeen laba diyaaradoodoo imaaraadku leeyiin magaalada sirta

Ciidamada dowlada dalka Liibiya ayaa ku dhawaaqay iney dhulka soo dhigeen laba diyaaradoodoo imaaraadku leeyiin magaalada sirta kana howl galayaa yey bariga libiya
Diyaaradaha oo garab siinaayey Ciidamada janaaka how gabkaa ee xiftar ee ka dagaalamaaya magaalada Sirte, waxeyna bilaabeen iney weeraraan goobihi ay ku sugnaayen ciidamadiisa galbeedka magaalada.
Howlgalkii “Berkan Fury” – ayaa lagu soo dhigay barta Facebook-ga: – Diyaarad UAE leedahay ayaa tagaya iyo Ying Lung, oo ku taal Gate 30 ee magaalada Sirte. Afhayeenka u hadlay Al-Wefaq, Muhammad Qanunu wuxuu sheegay in ciidamadiisu ay ku guuleysteen inay ka takhalusaan 10 xubnood oo ka mid ahaa ciidamadii Haftar isla markaana ay burburiyeen gawaadhi milatari, duqeyn cirka ah oo ka dhacday magaalada Sirte.

Advertisement

Ku Xayeysiiso