Agaasimaha Guud ee wasaradda Horumarinta caafimaadka JSL. Mud: Maxamed cabdi xergeeye ayaa agab caafimaad u kala diray gobolada

Agaasimaha Guud ee wasaradda Horumarinta caafimaadka JSL. Mud: Maxamed cabdi xergeeye ayaa agab caafimaad u kala diray gobolada

iyo daooyinka dalka agabkan caafimaad ayaa wax wayn ka tari doona dadaalada lagu xakamaynayo xanuunka dunida saamaynta xoogan ku yeeshay ee Covid 19

Wasaradda Horumarinta Caafimaadka JSL.

Advertisement

Ku Xayeysiiso