Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 40 Sideed qof (8) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander . Bukaanadan dhamaantood waa rag

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 40

Sideed qof (8) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander . Bukaanadan dhamaantood waa rag

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(1jir ilaa 9jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 1 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(40jir ilaa 49jir = 2 qof)
(50jir ilaa 59jir = 1 qof)

Bukaanadan dhamaantood waxa ay degan yihiin Hargeysa.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 3 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Todoba iyo konton (57)

Advertisement

Ku Xayeysiiso