Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Cumar Cali Cabdilaahi ayaa ka warbixiyay kulan uu khadka internet-ka kula qaatay safiirk midawga Yurub (EU) iyo agaasimaha guud ee hay’adda World Vision International (WVI).

Kulankan oo khadka ay lagu xidhiidhayeen ayaa si toos ah ugu dhexmaray barta Facebook ee Wasaaradda H. Caafimaadka JSL. Kulankan oo ujeedadiisu ahayd is xog waray iyo agab caafimaad oo ay wasaaraddu habka online-ka ay ku gudoontay.

Ugu dambayn Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa u mahadnaqay waaxda Xidhiidhka Dadwaynaha iyo Wacyigalinta oo tacab galiyay sidii barnaamijkan si toosa ugu dhex mari lahaa khadka dhinacyada xidhiidhka leh maadaamo xiligan uu taagan yahay isku socodku.

Advertisement

Ku Xayeysiiso