Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 53 Sideed iyo toban qof (18) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 15 qof waa rag, 3 qofna waa dumar

www.somalilandcovid19.com

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 53

Sideed iyo toban qof (18) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 15 qof waa rag, 3 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(20jir ilaa 29jir = 8 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(40jir ilaa 49jir = 2 qof)
(50jir ilaa 59jir = 3 qof)
(60jir ilaa 69jir = 2 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 14 qof, Berbera 3 qof iyo Burco oo ah 1 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 7 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Afartan (40)

Waxaa geeriyooday laba qof oo Hargeysa deganaa, 1 qof waa rag da’diisuna 61jir ahayd halka qofka kale yahay qof dumar ah oo da’deedu ahayd 70jir, taasi oo ka dhigaysa tirada dadka xanuunkan u dhimatay Somaliland Kow iyo Labaatan (21)

Advertisement

Ku Xayeysiiso