Deegaan hoos yimaadda dagmada xalaxley oo uu si daran uga dilaacay koronkor isla markaana uu kufaafey shu daaqsimees badan . Waxanay baaq u direen dadka deegaanka iyo maamulku wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland,

Maamulka degmada Sallaxley ayaa kormeeray qaar kamid deegaanada hoos yimaadda degmada kuwaas oo uu si daran uga dilaacay isla markaana ugu faafayo Koron korada Ayaxa. Waxanay baaq u direen dadka deegaanka iyo maamulku wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland, taas oo aan ilaa hadda wax tallaabo ah ka qaadin Koronkorta Ayaxa ee maalinba maalinta ka dabaysa sii Fidaysa deegaankana dhibaato ku haysa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso