Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Mudane Da’uud Axmed Faarax ayaa shaaciyey In sanad-dugsiyeedka 2019/2020 Imtixaankii shahaadiga ahaa Ee fasalada 8-aad lagu samayn-doono Qiimayn . Sidoo kalana Ardayda Fasalada 4-aad ee dugsiga Sare ay u fadhiisan doonaan imtixaankii shahaadiga ahaa 27/Juun/2020

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Mudane Da’uud Axmed Faarax ayaa shaaciyey In sanad-dugsiyeedka 2019/2020 Imtixaankii shahaadiga ahaa Ee fasalada 8-aad lagu samayn-doono Qiimayn .
Sidoo kalana Ardayda Fasalada 4-aad ee dugsiga Sare ay u fadhiisan doonaan imtixaankii shahaadiga ahaa 27/Juun/2020

Advertisement

Ku Xayeysiiso