SOMALILAND:  Guddida Heer Qaran ee COVID 19 Oo Ka Noqotay Qoddobo Ku Jiray Go’aamo  Ka Soo saareen Dhaqdhaqaaqa Maalmaha Ciidda

Gogoomiyaa Gudida covid-19 ahna madaxweyne ku xigeenka somaliland abdiraxmaan seylici oo meesha ka saarey baabuurka Gaarka looleeyey inuu qabanaayo xeerka gudidu una banaan Tey inuu caruurtooda u dalxiidgeeyo cidhifyada magaalooyinka

Advertisement

Ku Xayeysiiso