Hubkii ugu faraabadnaa ee dowladaa rer galbeed sii yaan dagaal oodey xiftar oo dowlada caalamka aqoonsan yey ku qabsatey saldhiga Ciidamada cirke ee alwatan

Hubkii ugu faraabadnaa ee dowladaa rer galbeed sii yaan dagaal oodey xiftar oo dowlada caalamka aqoonsan yey ku qabsatey saldhiga Ciidamada cirke ee alwatan

kuna yaala galbeed ka libiya
Hubkan aadka uculus Waxaa farsameeyey wadanka Faransiiska sidoo kale waxey dowladu baabiiyey raadaaldii iyo gantaalii difaaca cirka oo uu farsameeyey wadanka ruushka oo isagu utaageera janaaka halgabkaa

Advertisement

Ku Xayeysiiso