Coronavirus COVID-19 wuxuu noqon karaa mid la mid ah HIV mana ka tagidoono aduuyada WHO

Coronavirus-ka sababa COVID-19 wuxuu noqon karaa mid la mid ah HIV, Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Arbacadii sheegay, isagoo ka digaya isku day kasta oo la sii saadaalinaayo inta ay sii soconayso wareegtana ugu yeerayo “dadaal weyn” si looga hortago.

Mike Muhiim ah oo ah khabiirka xaaladaha deg-degga ah ee caafimaadka Mike Ryan ayaa khadka taleefanka ku sheegay qormadan inuu noqon karo covid-19 cudur aan wali gii katagin aduunka sida cudurada faafa ee HIV iyo jadeecadookale.

“Waxaan u maleynayaa inay muhiim tahay inaan xaqiiqda tahay mana u maleynaayo in qofna saadaalin karo goorta uu cudurkan baabi’i doono,” ayuu raaciyay. Waxaan u maleynayaa inaysan jirin wax balanqaad ah oo ku aadan arintaan mana jiraan taariikho. Cudurkan waxaa laga yaabaa inuu ku dego dhibaato dheer, ama waxaa laga yaabaa inaysan ahayn

Advertisement

Ku Xayeysiiso