Daawo: Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Soo badbaadiyey Laash Badda Heehaabayey oo laba Ruux Saarnaayeen

Ciidanka ilaalada xeebaha gaar ahaan saldhiga kowaad ee berbera oo ku jira shaqadoodi caadiga ahayd ayaa waxa ay qabteen laash iyo laba Nin oo yamaniyiin ah oo badda heehaabaya meesha la yidhahdo Qaansiirada oo u dhow ceel daraad Waxanay ciidanka u sheegeen in Mishiinku ka xumaaday , sidaas ayay ciidanku ku soo badbaadiyeen . Waxana la keenay berbera hawshoodana ciidanka gacanta haya wanay caafimaad qabaan

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso