Daawo: Talyaani ah oo Ku afduubnay Dalka Kenya Ayaa ay layaab noqotay markii la soo furtay ee dalkeedii lagu celiyey iyadoo Xijaabkii Xidhan

Daawo: Gabadhan waa Italian , waxaa afduub loogu haystay gudaha dalka Kenya , waxaa soo furtay ciidanka Sirdoonka Turkiga  , waxaana si nabad ah loogu celiyay dalkeedii, waxaase layaab ku noqotay Talyaanigii markay arkeen gabadhii oo Xijaab xidhan, balse waxay sheegtay in iyadu rabitaankeeda ay ku qaadatay diinta #Islaamka.

Kani waa sawirkii markii la afduubay

Advertisement

Ku Xayeysiiso