Daawo Degdeg: Shaqaalaha amniga Madaarka Hargeisa ayaa ka Gadooday Lacago ay lahaayeen oo ay sheegeen in laga Musuqay.

Daawo Degdeg: Shaqaalaha amniga Madaarka Hargeisa ayaa ka Gadooday Lacago ay lahaayeen oo ay sheegeen in laga Musuqay.

Cabashadooda waxay la hor tageen Xafiiska wakaaladda Duulista iyo xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda.

Ilaa iyo Hadda ayaanay wax jawaaba Ka helin Agaasimaha Madaarada  Md Rodol.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso