Daawo: Maalinta Isniinta ee 11 Mai Kuli Iskuulada oo dhan Waa la furayaa Bisha lixiidna waxaa la goaansaday in Badiyaa Meelaha Cuntada la furo

Daawo: Maalinta Isniinta ee 11 Mai Kuli Iskuulada oo dhan Waa la furayaa Bisha lixiidna waxaa la goaansaday in Badiyaa Meelaha Cuntada la furo

Sidaa waxaa tidhi Raisal wasaaraha Dalka Norway Erna Solberg Oo Shir jaraaid Qabtay Si ay u gudbiso Fariintan ay soo goaan sadeen xubnihii Dawladu.

Waxay thidh 5 Juni Waxaa la furayaa Qayb ka mid ah Goobaha Cuntada halka 15 juni kuli la wada furaayo. Xaga iskuulada waxay tidhi maaha macnahedu in aynu ka xorawnay Covid 19 lakiin waxa weeyey isku day in noloshu sideedii ku soo laabato markaa waa in lagu dedaalo xaga nadaafada sida Gacmaha oo mar kasta la maydo iyo in ruuxu uu is dhawro sidoo kale ruuxa Xanuun isku arkaa si aanu dadka u sadhayn waa in uu gurigiisa iska joogaa.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso