boqorka Sacuudiga oo ogolaaday in salaada Tarawih lagu oogo labada masaajid ee barakeys an bishan barakeysane rabadaan,

boqorka Sacuudiga uu ogolaaday in salaada Tarawih lagu oogo labada masaajid ee barakeys an bishan barakeysane rabadaan, iyadoo laga yareeyo saxmada lana joojinayo joogitaanka joogtada ah ee soo gelitaanka xujaajta.

Boqortooyada Sacuudi ayaa qorsheynayaa inay yareeyso saacadaha bandoowga ee lagu soo rogay magaalooyin badan inta lagu gudajiray bisha Ramadaan si loogu ogolaado dadka waqti dheeri ah oo ay ku iibsadaan baahiyaha daruuriga ah ee ka jira xuduudahooda, wakaaladda wararka ee (SPA) ayaa werisay Talaadadii

Advertisement

Ku Xayeysiiso