Degdeg: Barlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa mudo kordhin hal sano ah u sameyey madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Barlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa mudo kordhin hal sano ah u sameyey madaxweynaha Koonfur Galbeed.

87 Xildhibaan oo maanta kulanka soo xaadirtay ayaa si gacan taag ah ugu codeeyay in muda xileedka Madaxweynaha iyo Barlamaanka hal mar wakhtigooda ku egyahay oo ay isla dhacayaan.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa mudadii la doortay kasoo wareegtay sanad iyo dhowr bilood balse afartiisa sano iyo tan barlamaanka ayaa la is waafajiyey.

Advertisement

Ku Xayeysiiso