“Madaxweyne Waxa kula hadlaya hadlay nin wayeela oo dowladi Siyaad bare ahaa Wasir ku xigeenka Cudurada Faafa ka ahaa Madaxwayne Maad igu aamnin wayday khatarta aan kala hadlaayo ” DR GABOOSE



Madaxweyne Waxa kula hadlaya hadlay nin wayeela oo dowladi Siyaad bare ahaa Wasir ku xigeenka Cudurada Faafa ka ahaa Madaxwayne Maad igu aamnin wayday khatarta aan kala hadlaayo “

“Ogow Madaxwayne liska geerida Waa aan ku jirna hadanan ku jirina dhaawaca waa jirna hadanan intaba ku jirin kuwa aynu jeclaynba ku jira ‘aabihi umadda ayaa tahay nacayb kuma haye talada qaado Maanta siyaasad lagama hadlaayo cid Mucaarida iyo cid Muxaafida arinta waa lagugu Tagareeya “

“Gudiga ka hortaga Cudurka Corona Virus May tahli kari wayeen inay qaadka ku daran wacyigalinta ..Maanta laga bilaabo Tigidhkaygi waan dhimay hadi loo baahdana bilaashbaan ka dhigaya”
Dr Gaboose.

Advertisement

Ku Xayeysiiso