War Deg deg ah Wasaarada Caafimadka oo Xaqiijisay Saddex kiis oo Cusub oo laga helay Somaliland Sadhada Cov19

Wasiir Horumarinta Caafimaadka Somaliland Ayaa Sheegay In 3 Qof Oo Kiisaskii Xanuunka Corona Ah Laga Helay Somaliland.

Sedexdaa Qof Ayaa Ku Kala Sugan hal Ruux Magaalada Borama Iyo Laba Qof Oo Kusugan Caasimada Hargeysa.

Tirada Guud Ee Somaliland Ee Kiisaska Covid19 Ayaa Noqonaya Guud Ahaan 5 Qof Kuwaas Oo Ku Kala Sugan Magalooyinka Hargeysa Berbera Burco Iyo Borama.

Advertisement

Ku Xayeysiiso