Daawo: Raysal Wasaaraha Itoobiya Md Abiy Axmed iyo Qosykiisa oo Maanta Raashin U Qaybiyey 1000 qoys oo danyar ah oo ay saamaysay Caabuqada Corona.

Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Dr Abiy Axmed, Marwada Raysal Wasaaraha iyo Maayarka Addis Ababa ayaa 1000 Qoys oo danyar ah raashin ugu qaybiyay Addis Ababa, dadkan danyarta ah ee loo qaybiyay raashinka ayaa waxa saamayn dhaqaale ku keenay caabuqan Coronavirus ee adduunyadii kala xidhay.

Sidoo kale waxaa laga filayaa in ay ku dayasho fiican u tahay madaxda kale ee Qaranka Itoobiya Sida kuwa Kililada Waxaa Sidoo kale La dhawrayaa Madaxweyne Cagjar oo Waayada Murug siyaasadeed Dhex muquurtay in ay Arintay uu Raysal wasaarihiisu sameeyey ay u noqon doono ku dayasho fiican waa hadii uu alleh garan siiyo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso