Wardegdeg ah : Waxaan Goordhawayd oo Fiidkii ah shil Baabuur oo aad u xumi ka dhacay Dulaadka magaalada Wajaale kaas oo keenay Dhaawac laba ruux ah oo aad u culus

Wardegdeg ah : Waxaan Goordhawayd oo Fiidkii ah shil Baabuur oo aad u xumi ka dhacay Dulaadka magaalada Wajaale ama Meesha laga galo marka laga yimaado dhina iyo Alaybaday.

Shilkan oo Sababay Laba ruux oo dhawaac xumi soo gaadhay oo mid ahaa Darawalkii gaadhiga iyo nin Askari ah oo Bajaaj saarnaa kadib markii ay isku dhaceen bajaajta.

Shilkan ayaa yimid kadib markii Ciidamada Barta Kaantaroolku ay Eryanayeen Gaadhigan wayn taas oo markii dambe inta uu ku dhacay Bajaajta uu rogmaday .

Wixii warar ah ee ka soo kordha goordhaw filo

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso