Degdeg: Wararka iminka dhinacaa iyo deegaanka Somalida Ethiopia aanu helayno ayaa sheegaya in madaxweyne Cagjar xilal cusub magacaabay (madaxweyne kuxigeen iyo wasiiro muhiim ah

Degdeg: Wararka iminka aan helayno ayaa sheegaya in madaxweyne Cagjar xilal cusub magacaabayi(madaxweyne kuxigeen iyo wasiiro muhiim ah.

Wasiirada uu badalayo iyo cida uu xilalkaas u magacaabay ayaa kala ah

1. Mubashir Dubad Madaxweyne kuxigeen (Faafan)
2. Sheekh Xassan daadhi wasiirka maaliyada (Faafan)
3. Mohammed Sheikh Aden wasiirka madaxtooyada ( Jarar, Dhagaxmadow).

Dhanka kale hawl aan wali kala cadaan yaa dhanka Addis ka socda.

Wixii warar ah ee ka soo kordha iyo xilalka kale ee badalaadooda la wado goor dhaw filo

Advertisement

Ku Xayeysiiso