Daawo: Alleh ha u naxariistee waxaa Magaalada London Hadeer ku geeriyooday Amb Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) Oo Noqday Raisal Wasaaraha Dalka Somaliya

Daawo: Alleh ha u naxariistee waxaa Magaalada London Hadeer ku geeriyooday Amb Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) Oo Noqday Raisal Wasaaraha Dalka Somaliya

Marxuum Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) Ayaa Ayaamihii u dambeeyey La liitay Xanuunkan Saf mareenka ah ee saameeyey dunida kaas oo lagula tacaalaayey Cusbataal ku yaala magaalada London.

Waxaan ilaahay uga baryeynaa Marxuumka in uu naxariistii Jano ka waraabiyo Samir iyo Iimaana ka siiyo Dhamaan Bulshada Somaliyeed

Advertisement

Ku Xayeysiiso