Hargeysa Ciidanka Dab-demiska Hargeysa oo samatabixiyay Todoba Qof oo Shinni gadooday dhaawac ku gaadhsiisay iyagoo jooga guryahooda iyo goobahooda ganacsi xaafada Axmed Dhagax

#Hargeysa Ciidanka Dab-demiska Hargeysa oo samatabixiyay Todoba Qof oo Shinni gadooday dhaawac ku gaadhsiisay iyagoo jooga guryahooda iyo goobahooda ganacsi xaafada Axmed Dhagax

.

Ciidanka ayaa dhaawaca gaadhsiiyay cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa, iyadoo ay iska kaashanayaan hawlwadeenada cisbitaalka weyn ee Hargeysa.Dhinaca kale Shinnidaas ayaa dhawaac soo gaadhsiisay laba Askari oo ka tirsan ciidanka Dab-demiska.

Ugu dambayn ciidanka oo adeegsanaya gaadiidka iyo tuumbooyinka biyaha ayaa Shinnidaa ka kaxeeyay goobtaas.

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska JSL
Hargeysa/Somaliland
990 Gurmadka Degdega ah
Info@Somalilandfire.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso