Itoobiya ayaa qarka u saaran inay soo bandhigto daawo lagu daaweyn karo covid-19. Wasaaradda caafimaadka ee Itoobiya iyo…

Itoobiya ayaa qarka u saaran inay soo bandhigto daawo lagu daaweyn karo covid-19. Wasaaradda caafimaadka ee Itoobiya iyo wasaaradda hal-abuurka iyo teknolojiyada waxay shaaciyeen inay iska kaashadeen aqoonta soo-saareyaasha dawooyinka dhaqameed soo jireenka ah cilmi baarayaal iyo dhakhaatiir. Tijaabada shaybaarka ayaa lagu guuleystey iyadoo la sugayo qaar ka mid ah baaritaanada dheeriga ah, dawada waxaa lagu soo bandhigi karaa maalmo kooban, sida lagu sheegay shirkii wadajirka ahaa ee shalay la siiyay

Advertisement

Ku Xayeysiiso