Gudida arimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada oo kulan Xog waraysi ah la yeeshay Labadii Xubnood ee Komishanka Doorashooyinka u metalayey Xisbiyada Mucaaridka.

Gudida arimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada JSL ayaa maanta kulan Xog waraysi ah la yeeshay Labadii Xubnood ee Komishanka Doorashooyinka u metalayey Xisbiyada Mucaaridka.
Labadan Xubnood oo kala ahaa

1. Cabdifatax Ibrahim Hassan
2. Maxamuud Siciid Dalmar

Kulankan ayaa Si gaara loogu eegayay Laguna hubinayey buuxinta shuruudaha Xubinomo ee Komishanka isla markaana lagu waydiinayay su’aalo ku saabsan CV-yadooda iyo waayo aragnimadooda

Labadan Xubnood ayuu Goluhu u balansan yahay in Maalinta Sabtida 28 March 2020 ee bilowga todobaadka soo socda lagu ansixiyo si ay u dhamaystiraan 7da xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo 5 ka mid ahi ansaxsan yihiin.

Advertisement

Ku Xayeysiiso