Hogaamiyaha Iran oo diiday caawinta katimaada Mareykanka; isagoo tilmaamey inuu isagu kadan beeyey fidinta caabuqa coronavirus

Hogaamiyaha Iran oo diiday caawinta katimaada Mareykanka; isagoo tilmaamey inuu isagu kadan beeyey fidinta caabuqa coronavirus isagoo adeysanaaya shirqoolka kiisa
Ayatollah Ali Khamenei ayaa ku eedeeyay virus ‘in si gaar ah loogu bartil maamsadey Iran iyadoo la adeegsanayo xogta hidaha ee reer Iiraan

Hogaamiyaha ugu sareeya Iran ayaa diiday caawinta Mareykanka ee lagula dagaallamayo coronavirus-ka cusub isagoo ku doodaya aragtida shirqoolka oo uu sheegay in ay sameyn karto dowladda Mareykanka.

Ayatollah Ali Khamenei ayaa hadaladiisii ​​waxa ay timid maanta oo Axad ah iyadoo Iran ay wajaheyso cunaqabateyn Mareykanku ka horjoogsanayo inay iibiso saliida ceyriinka ah isla markaana ay marin u hesho suuqyada maaliyadeed ee caalamiga ah.

Advertisement

Ku Xayeysiiso