Kabcadii Oo Madhan Weydey Cid Ku Oogta Salaad In Kabadan Kun Iyo Afar Boqol Oo Sano

Taariikhda islaamaka waa markii ugu horreeysay tan iyo markii Nebi Muxamed (SCW) uu ina soo gaadhey siyey diinta islaamka oo ku dhowdahay 1400 sano, 1400 sano xaramku faaruqo xataa ruuxna
Tacajabaadka dhabano heysku noqotey muslimiinta waligeed lama arag ama lama maqal xarameyn aanbsalaad iyo cibaado lagu oogin masjidka Nabawi iyo Masjidka al-Haram, salaadii jimcaha waa salaadaa ugu jamaca badan beydka ilaahey laakiin ubucdii islaamku waa kaduwaneyd shaley ayaamii ka horeeyey oo salaada jimcaha waxaa tukaday oo kaliya 3-4 qof oo ka mid ah mas’uuliyiinta Sucuudiga oo ay weheliyaan Imaam, majiraan cibaadada looma ogola inay la tukadaan, tusaale ahaan, aragtida labada masaajidba way faaruqeen iyadoo aan lagu arkeyn cidkutukaneysa subxaanalaah

Advertisement

Ku Xayeysiiso