Dowladda Soomaaliya ayaa muddo laba maalmood ah fasaxday duulimaadyada caalamiga ah si ay dalka u yimaaddaan baa la yidhi muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xanniban garoomada caalamka.

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo soo saaray War-saxaafadeed ayaa lagu sheegay in la fasaxay duulimaadyada caalamiga mudda laba maalmood ah, si loo soo qaado mawaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran garoomada diyaaradaha, kadibna uu sii socon doono go’aanka xayiraada duulimaadyada caalamiga ah, si looga hortago cudurKa COVID19.

Haddaba halkaan ka akhiso War-saxaafadeedka.

 

.

Advertisement

Ku Xayeysiiso