waxaa albaabada leysugu dhuftey Masjidkii Nabiga in kabada 1400 sano albaabadiisa lama celin laakiin maanta waa ka xidhanyey soo galitaanka musaliyiinta ku cibaadeysan jirey Masjidka Nabiga naxaris iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee waxaa loo xidhey viruska Corona

waxaa albaabada leysugu dhuftey Masjidka Nabiga si looga hortago soo galitaanka musaliyiinta soo galaaya Masjidka Nabiga iyadoo la raacayo tillaabooyinkii wasaaradu soosaartey oo looga hortagayo viruska Corona, waxaana Masaajidka labada Masaajidka Quduuska ah lagu yiri bayaan kooban oo sasoo baxey maamulka masaajidka: “hadaba waxaa uu bayaanku sheegayaa in si kumeel gaar ah loo hakiyo gelitaanka jagooyinka Masjidka Nabiga .”

Afhayeenka Madaxtooyada guud ee Masjidka weyn iyo Masjidka Nabiga, Hani bin Hosni Haider, wuxuu xaqiijiyay in madaxtooyada iyo madaxda amniga iyo caafimaadka ay go’aansadeen inay joojiyaan jiritaanka iyo salaadda ciida Masaajidka Weyn iyo Masjidka Nabiga laga bilaabo Jimcaha, taas oo qayb ka ah tallaabooyinka taxaddarka iyo ka hortagga faafitaanka viruska cusub ee Corona.

Advertisement

Ku Xayeysiiso