Wafti ka socda Maamulka Soomalida Itoobiya oo soo gaadhay Magaalada Boorama

Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Faafan Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ayaa Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Xuduudka Garyacawl.

Waftiga Ayaa Waxa Kulan Albaabadu U Xidhanyihiin Kula Qaadanaya Xarunta Dawlada Hoose Ee Borama Maamulka Heer Degmo Iyo Heer Gobol iyo Laamaha Amaanka Gobolka Awdal.

Waxaana Labada Dhinac Ka Arinsanayaan sida la sheegay Dhinacyada Nabadgelyada Ganacsiga Iyo Iskaashiga.

Advertisement

Ku Xayeysiiso