Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha somaliland ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wefti heer sare ah oo uu ka mid yahay milartry Attachee Difaaca Boqortooyada Ingiriiska ee cusub Huan Davies iyo maareeyaha barnaamijka UK Katherine oo ay hogaaminayaan Madaxa hawlgalka UK ee Somaliland Stuart Brown

1

Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha somaliland admiral mohamed hussein faarax kulan kula qaatay wafti ka kooban milartry Attachee Difaaca Boqortooyada Ingiriiska ee cusub Huan Davies iyo maareeyaha barnaamijka UK Katherine oo ay hogaaminayaan Madaxa hawlgalka UK ee Somaliland Stuart Brown

Kulan oo daarna marka hore kulan Ay masuulka cusub ay isku baranayeen Taliyaha ciidanka badda iyo saraakiisha isla markaana waxay waftigu kormeerayeen mashaariicdii ay ka fulisay ciidanka badda hayada Axiom interanational
Waxa kale oo ay Taliyaha ka wada hadleen sidii loo dar dar galin lahaa Tageerada ciidanka badda waanay ka balan qadeen Taliyaha
Waxyaabaha ay sanadka ciidanka caawi doonan sida Taliyaha ciidanku ka codsaday waxa ka mid gadiid iyo in baahida ay mar kasta ka timaado ciidanka badda waxa doonayaan waxyaabo socday oo iyaga la dhamaystiri doona bilaha soo socda ayaa iyagu jira
Ugu danbaytii waftigu waxay uga mahad naqeen sida quruxda badan ee malgaha leh ee loo soo dhaweeyay Saldhiga berbera iyo Taliska guud ba

Advertisement

Ku Xayeysiiso