Wardegdeg ah: Ethiopia ayaa dib u magacawday 8 (Sideed) Daljire Oo Ahaa Kuwii ugu Tunka iyo Khibrada Waweyna Marka loo eego Daljirayaasheeda. Waxaa ka mid ah Daljirayaasha u fadhiyidoona London (UK) iyo Btusseles (Belgium) Ambassador Girum Abay, Ambassador Fesseha Shawel sida ay u kala horeeyaan.

Liiska Safiirada Dib la xushay in dib loo magacaabo waxaa ka mid ah Danjire Dina Mufti iyo Danjire Shiferaw Jarso Oo Ka  yimid Qaahira (Masar) iyo Khartoum (Sudan) waa sida ay u kala horeeyaane.

Afarta Safiir ee Kale ee dib loo magacaabay  ayaa kala ah Danjire Yeshi Tamerat oo loo magacaabay Rabat (Morocco), Danjire Amiin Cabduqaadir Algeirs (Algeria ), Danjire Tirfu Kindanemariam  oo loo magacaabay Canberra (Australia) iyo Danjire Asfaw Dingamo oo loo magacaabay Havana (Cuba) ilaa iyo hadda waxaan cadayn sababta hadeer keentay in dib loogu soo celiyo safiiradan culculus.

Danjire Girum, oo ku hadla luqado badan, oo khibrado badan oo  shaqo u leh oo muddo 35 sano ah sidoo kale  khibrad u leh Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Itoobiya, wuxuu u shaqeynayey Ergeyga Gaarka ah, Waxyaabaha aan Caadiga ahayn iyo Baahiyaha Itoobiya ee Belgium, Luxembourg iyo E.U. Hay’adaha illaa Januery 2018. Laga soo bilaabo bishii Mars 2015 illaa Jaunary 2018, wuxuu soo noqday safiir aan caadi aheyn iyo haykalka safiirka Ethiopia ee Xidhiidhka Ruushka, Jamhuuriyadda Belarus iyo Jamhuuriyadda Armenia. Sidoo kale waxa u ahaa safiirka Ethiopia ee aan caadiga ahayn iyo taariikhi ee Talyaaniga intii u dhaxeysay sanadihii 2006 iyo 2009.

Advertisement

Ku Xayeysiiso