Wasiirka maaliyada dalka mudane axmed shide iyo madaxa xarunta dhexe ee xisbiga PP mudane binalf andualem ayaa hadda kasoo dagay garaad wiilwaal airport

Wasiirka maaliyada dalka mudane axmed shide iyo madaxa xarunta dhexe ee xisbiga PP mudane binalf andualem ayaa hadda kasoo dagay garaad wiilwaal airport

.

Wafdiga waxaa soo dhaweeyay madaxwayne Mustafe muxumed cumar iyo qaar kamid ah golaha wasiirada deegaanka.

Wafdiga ayaa la filayaa inay ka qaybgalaan xaflada barri lagusoo xidhayo tababarkii maalmahan uga socday magaalada Jigjiga hogaaminta dhexe ee xisbiga PP.

Advertisement

Ku Xayeysiiso