Madaxweynaha Tanzania John Magafuli ayaa lugta ku salaamay hoggaamiyaha mucaaradka dakaas Seif Shariif Axmed oo ku booqday madaxtooyada.
Madaxtooyada Tanzania ayaa sheegtay in arrintan ay ka dhigantahay in aanan la isku salaamin gacanta caabuqa Carona awgiis, muhiimna ay tahay in dadka aysan gacanta isku salaamin.