Ciidanka Dab-demiska Boorama ayaa damiyay dab xoogan oo qabsaday Beer ku taalla seeraha Boorama. Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas.
|