Wasiirka Beeraha Kenya Wuxuu Mamnuucay Gawraca Dameeraha Wuxuuna Amar Ku Bixiyay In La Xidho….

Wasiirka beeraha Kenya wuxuu mamnuucay gawraca dameeraha wuxuuna amar ku bixiyay in la xidho dhammaan dameeraha xoolaha lagu gowraco ee dalka. Tallaabadan ayaa ka dambeysay cabasho ka timid beeraleyda oo sheegay in xoolahooda la xaday si loo fuliyo dalabka ooga yimid dadka beersleyda iyorer guuraagaba sii kordhaya ee dameerahan baa laqalaa hilibkiisana loo dhoofin jirey wadanka iyo wadamo kale #China

Qeylo dhaantan baa ku soo beegantey warbixin dhowaan soo baxday oo muujineysey sare u kac ku yimid tahriibinta dameeraha ee ka socda #Ethiopia illaa Kenya.

Advertisement

Ku Xayeysiiso