Madaxweyne ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wafti Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Ka Qayb-Galay Dufcadii 8aad Ee Ka Qalin-Jebisa Jaamacadda Gollis Faraceeda Magaaladda Berbera.

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka qayb-galay dufcadii 8aad ee ka qalin-jebisa Jaamacadda Gollis faraceeda magaaladda Berbera.

Ardayda qalinjebisay maanta oo dhamayd 141 arday ayaa Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu halkaasi ku guddoonsiiyay Shahaadooyin iyo abaal-marino kale.

Advertisement

Ku Xayeysiiso