Tijaabo Hordhaca Oo Maanta Lagu Tijaabiyey Ceeldheere Riiga Oo Loogu Talagaley Inuu Waraabiyo Dagmada Salaxley Kaasoo Maanta Lasoo Gabo gabeyey

Tijaabo hordhac ah oo maanta lagu tijaabiyey ceeldheere riiga oo Loogu talagaley inuu waraabiyo dagmada salaxley kaa soo maanta lasoo gabo gabeyey
Ceelkan baa dhererkiisu Gaadhayaa 395mtr waxey tijaabadiisii qaadatey in la eego biyaa kujira maalin iyo habeen kaasoo ziraadnaa oo marqudha aan labakhtiin
Ceelkan waxaan laga rajeynayaa inuu maalin kasta soosaaro ogu yaraan 1000foosto kaasoo inbadan baahi Biyo la aaneyf ay ka jirtey deegaanka kaasoo dabooli doono inasha alla
Ceelkan riigaa baa Waxaa ku tabarucdey haayada qarnu ifriiqiya

Advertisement

Ku Xayeysiiso