Xafiiska Ciyaaraha dagmada Daroor ayaa xarunta dagmada tartan Kubadda Cagta ah ugu qabtay 8 Kooxood oo ka dhisan magaalada Daroor

Xafiiska Ciyaaraha dagmada Daroor ayaa xarunta dagmada tartan Kubadda Cagta ah ugu qabtay 8 Kooxood oo ka dhisan magaalada Daroor.

Ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Finalka waxa iskugu soo baxay labada Kooxood ee Waabari iyo Durdur waxana ay guushu raacday Durdur oo ku guulaysatay tartankii la qabtay

Advertisement

Ku Xayeysiiso