Madaxweyne Maxamed abdilaahi Farmaajo Oo Kulan Gaara Layeeshey Maasuuliyiintii Somaliland Kasoo Jeedey Oo Uu Ka Codsadey Iney Lahadlaan Madaxweyne Biixi Una Sheegaa Inaanu Ka Bixin Heshiiskoodii

Wararka aanu heleyno ayaa sheegaayeMadaxweyne Maxamed abdilaahi Farmaajo oo xaley kulan gaara layeeshey maasuuliyiintii somaliland kasoo jeedey ee xilalka ka hayey dowlada somali Waxaanuu uga waramey kulankii dhexmarey isagayo madaxweyne Muse biixi Cabdi
Madaxweynaha Maxamed abdilaahi Farmaajo oo hadalka Aad ugu dheeraadey ayaa ka codsadwy masuuliyiinta rer somaliland iney lahadlaan muusa biixi Una sheegaa inaanu ka bixin isagoo sheegey iney masiirka soomaalo dhan tey ey cid gaar uga faa iideysaneysaana jirin ee cidkasta dani ugu jirto
Dhinaca kale maasuuliyiintii kasoo jeedey somaliland bey ku adkaatey cidii dabagalileyd warka Farmaajo usheegey iyo sidey ufulinlaayeen waxaaney xaalku noqdey yaa lahadlayaan

Advertisement

Ku Xayeysiiso